WARARKA Olole Nadaafadeed oo Maanta laga bilaabay Jowhar. By admin - August 20, 2025 0 65 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Jowhar ayaa maanta sameeyay olole nadaafadeed oo ballaaran, kaas oo qeyb ka ah qorshaha lagu xoojinayo bilicda iyo nadaafadda caasimadda Hirshabeelle. waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/08/WARBIXIN-JOWHAR-XIINKA-1-1.mp3 Share this:FacebookX