Wasaaradda waxbarashada Hirshabelle oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka dugsiga dhexe.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta galinkii dambe magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay shaacinta natiijada ardayda dugsiyada dhexe ee ufadhistay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2024-2025.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here