Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Jowhar C/laahi Xuseen Sheekh (Zey) ayaa codsi ku aadan dhismaha garoomada kubadda cagta ee Shongole iyo Xasey Kumaari u gudbiyay madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.