Kulan looga hadlayay bixinta kaararka aqoonsiga qaxootiga oo lagu qabtay Muqdisho

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan looga hadlayay bixinta kaararka aqoonsiga ee qaxootiga iyo magangelyo-doonka ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, caasimadda dalka.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here