Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay habraaca doorashada shir guddoonka baarlamaanka.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay habraaca doorashada shir guddoonka baarlamaanka, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka dhismaha hay’adaha sharci dejinta ee maamul-goboleedka.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here