Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Bani’aadannimada waxaa la aasaasay kadib weerarkii ka dhacay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq sanadkii 2003, halkaas oo lagu dilay shaqaale badan oo ka tirsanaa Qaramada Midoobay. Tan iyo waqtigaas, waxaa la go’aamiyay in 19-ka Agoosto loo hibeeyo xuska iyo qiimaynta shaqaalaha bani’aadannimo iyo dadka u baahan taageerada.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.