Barnaamijyo lagu horumarinayo fursadaha shaqo ee Haweenka oo lagu qabtay Jowhar.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si rasmi ah magaalada Jowhar uga daahfurtay olole ballaaran oo lagu horumarinayo fursadaha shaqo ee dumarka, iyada oo la hiigsanayo in la kordhiyo ka-qaybgalka haweenka ee suuqa shaqada.

waxaa soo jeedineysa : – sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here