Dowladda Soomaaliya oo Azerbaijan kala hadashay horumarinta adeegyada bulshada.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafa Duhulow iyo mas’uuyiin kale oo katirsan hay’adda ayaa xarunta dhexe kulan kula qaatay wafdi ka socday dowladda Azerbajan kuwaas oo marti u ahaa Dowladda Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cadicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here