Tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta oo loo qabtay Wariyayaasha Jowhar.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Aqoon isweydaarsigani oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeeb Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Warfaafinta HirShabelle, oo taageero ka helaya Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNTMIS oo Ujeedkiisu yahay kor u qaadista fahamka suxufiyiinta ee tabinta doorashooyinka si waafaqsan mabaadi’da anshaxa saxaafadda iyo xeerarka doorashooyinka dalka waxaana ka qeyb galaya 20 wariyayaal oo ah oo ka kala socda qeybaha Warbaahinta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka HirShabelle.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here