Barnaamij lagu Horumarinayo hannaanka maamulka maaliyadda dalka oo laga daahfuray Muqdisho.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – DFS ayaa si rasmi ah u daahfurtay qaab dhismeedka danabeysan ee Maareynta maaliyadda guud kaasoo ah hindise ballaaran oo lagu casriyeynayo hannaanka maamulka maaliyadda dalka. Munaasabadda daahfurka oo lagu qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro, xildhibaano, masuuliyiin ka kala socday hey’adaha kala duwan ee dowladda iyo marti sharaf kale.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here