WARARKA Maamulka Galmudug oo Jaamacad cusub ka daahfurtay Gaalkacyo. By admin - August 16, 2025 0 72 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada ee maamulka Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Jaamacadda PLASMA faraceeda magaalada Gaalkacyo. waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/08/Warbixinta-Galkacayo-By-Zahro-16-1.mp3 Share this:FacebookX