Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Degmada Diinsoor oo ay wehlinayso Xildhibaanad Aamina Cabdixafiid ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha Iskuulka Gabdhaha ee Diinsoor ee gobolka baay kaasi oo qeyb ka aha mashruuc muhiim ah oo qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada gabdhaha deegaanka.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.