Israa’iil oo lagu eedeeyey inay xannibtay gargaarkii Qasa.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 100 hay’adood oo kuwa gargaarka ah ayaa ku eedeeyey Israa’iil inay sii waddo inay gargaarka bani aadminimada xannibto Qasa, inkastoo ay ballan qaadday inay ogolaanayso mucaawino dheeraad ah si loo yareeyo dhibaatada ka dhalatay gaajada halkaa ka jirta.

Hay’adda Oxfam ayaa sheegtay in gargaar ku kacaya in ka badan 2 malyan oo doollar la diiday.

Hay’adda Care waxay iyadana sheegtay in gargaar loogu talagalay hooyada iyo dhallaanka oo ku kacaya in ka badan 2 malyan oo doollar la sugayo muddo 5 bilood ah inuu deegaankaas galo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here