FC SYL oo ku guuleysatay Horyaalka Xaafadaha Magaalada Jowhar.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ciyaarta kama dambaysta ah ee udhaxeeyay Xaafadaha Magaalada Jowhar ayaa dhex martay FC Hormuud oo ka socotay Xaafadda Kulmis iyo FC SYL oo ka socotay Xaafadda Horseed. Kulankan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa ku dhammaaday barbaro 1–1, waxaana lagu kala baxay gool-ku-laad, iyadoo FC SYL ay 5–4 kaga adkaatay FC Hormuud, isla markaana ku guuleysatay Horyaalka Magaalada Jowhar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here