Bukaano uu soo ritay Cudurka Gowracatada oo lagu dabiibayo Muqdisho.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay digniin culus oo ku saabsan kororka kiisaska cudurka safmarka ah ee Goowracatada oo bukaano uu soo ritay lagu dabiibayo isbitaalka Demartino.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here