Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulka Hirshabeelle, maamulka Degmada jowhar, uruurka dhalinyarada heer gobol iyo heer degmo, uruurka haweenka gobolka shabellah dhexe iyo qeybah Kala Duwan ee bulshada ayaa Ka qeyba galay bandhig hiddo & dhaqan oo si heer sare ah uga dhacay bartamaha magaalada Jowhar.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.