WARARKA Ganacsatada Suuqa kalluunka Kismaayo oo Dalbaday Agabka Nadaafadda. By admin - August 5, 2025 0 14 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqada kaluunka xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa inta badan ku ganacsada dad dabyar ah oo noloshoodu ku tiirsantahay ka ganacsiga kalluunka bada. waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/08/WARKA-KISMAYO-BY-CUSMAAN-.mp3 Share this:FacebookX