Ku dhawaad 3-ruux oo ku dhimatay dab ka kacay Muqdisho.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dab xooggan oo khasaare baaxad leh geystay ayaa xalay ka kacay Suuq Bacaad, oo ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho, wuxuuna sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo aad u weyn.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here