Hirshabelle oo sheegtay in ay waddo dadaalo lagu horumarinayo kaabeyaasha dhaqaalaha.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee maamul Goboleedka Hirshabeelle, Abdirizak Hassan Ali, ayaa sheegay in Wasaaraddu ay wado qorsheyaal horumarineed oo ballaaran kuwaasoo lagu kobcinayo ganacsiga gudaha iyo horumarinta warshadaha ka jira gobolka.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here