Dhalinyarada Jowhar oo lagu Booriyay ka qeyb galka siyaasadda dalka.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 75% Boqolkiiba Dadyowga Soomaaliyeed Waxa Lagu Qiyaasa Dhalinyaro Sido Kale dhalinyarada ayaa Ah Ururka Ugu dhaqdhaqaaq Badan Guud Ahaan Urur Bulsheedyada Dalka Si Loo Sara Qaado Awoodaha Dhalinta Ee Ka Qeyb Galka Maamullada & Hogaaminta Dalka Ayaa Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Jowhar waxa aay dhigooda Ugu Baaqen Ku Biirista Hanaanka Doorashoyinka Madaxa Banan Ee dalka Iyo Kasoo muuqashada Xisbiyada dhalinyaro Ee Dalka Laga dhisay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here