kulan dadwayne oo ku saabsan Sharciga dhulka Magaalooyinka oo lagu qabtay Wanlawayn.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Howlaha guud, Dib udhiska & Guryaynta KGS ayaa degmad Wanlawayn ee gobolka shabellah hoose ku qabatay kulan dadwayne oo ku saabsan Sharciga maamulka dhulka magaalooyinka KGS.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here