WARARKA Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo loogu baaqay in ay sameystaan hal abuur Ganacsi. By admin - July 31, 2025 0 98 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradu waa laf-dhabarta horumarka bulsho kasta. Waxay leeyihiin awood hal-abuur iyo karti ay ku gaari karaan koboc dhaqaale iyo mid bulsho. Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/07/Warbixin-Wacyigelineysa-Dhalinyarada-.mp3 Share this:FacebookX