Ururka Haweenka Degmada Jowhar oo bilaabay wacyigelin looga hortagayo dhibaatooyinta tacadiga.

0
68
Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  xubnaha ururka haweenka magaalada Jowhar ayaa si kulul uga hadlay tacadiyada iyo dhibaatooyinka joogtada ah ee loo geysto haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool deegaanada maamulka Hirshabeelle. Waxay sidoo kale ku dhawaaqeen in ay bilaabeen wacyigelin ballaaran oo ay ka fuliyeen magaalooyin iyo tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada Jowhar.
Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here