Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Aqoonsiga Qaranka ee (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ee casimada dalka ku qabatay shir ku saabsan isku xirka adeegyada bangiyada iyo Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.