Ku Dhowad 400 Qoys oo Ka Faa’ideystay Deeq Agab Ah oo Loogu Qeybiyey Jowhar.

0
61
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada Danyarta Ah Ee Ku Nool Kaamka Barakacayasha Daryeel ee magaalada Jowhar Ayaa Ka Mahad Celiyey Deeq Agab ah Oo Isu Jira Bacaha Guryaha Marooyinka Kaneecada & Qaarkale oo ay Hada Saacid Ugu Deeqday.
Waxaa SooJeedinaya:-Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here