Liverpool Oo Wali Doonaysa Saxiixa Alexander Isak.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga Alexander Isak ayaa wali bartilmaameed u ah kooxda Liverpool sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga Alexander Isak ayaa xiiso waali ah ka helaya Liverpool walina kooxda ayaa doonaysa saxiixiisa.

Inkasta oo ay Liverpool la soo saxiixatay xiddiga Hugo Ekitike hadana wali waxa ay doonaysaa saxiixa xiddiga reer Sweden.

Si kasta ha ahaatee u dhaqaaqista Liverpool ee Saxiixa Alexander Isak ayaa ku xidhan ogolaanshaha Newcastle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here