Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Culimada magaalada Jowhar ayaa si cad u sheegay in diinta Islaamka ay tahay diin xaq dhowr ah, ayna si buuxda u ilaalisay xuquuqda aadanaha xilliyo hore kahor inta aanay dunidu xitaa ka hadlin arrimaha xuquuqda bani’aadamka.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.