Isbitaal Cusub oo laga hirgeliyay Magaalada Baladweyne.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka isbitaalka Iliyiin iyo Duqa Magalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa si wada jir ah u xarig jaray isbitaalka iliyiin oo dhowaan laga hirgaliyay Magaalada Baladweyne.

Waxaa soo jeedinaya ;- Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here