Shir looga Hadlayay Horumarinta Biyaha iyo Korontada oo Baydhabo lagu qabtay.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ku gabatay  shirka wadatashiga iyo dhaqan-gelinta nidaamka wadaagga dowladda iyo ganacsatada ee loo yaqaan (PPP), kaas oo diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa  Biyaha iyo  Iskaashiga ka Dhaxeyo Shirkada Biyaha Baydhabo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here