Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeeyan Nadaafadda deegaanka.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shiikh Maxamed Faraax Shiiloow oo ka mid ah culimada magaalada Jowhar ayaa bulshada ugu baaqay inay si weyn uga shaqeeyaan ilaalinta nadaafadda, si loo helo bulsho caafimaad qabta oo ka fogaata cudurrada faafa

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here