Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli ay kumannaan dhalinyaro ah u tahriibaan dalal shisheeye iyaga oo rajeynaya nolol ka wanaagsan tan ay ku nool yihiin, hadana waxaa jira dhalinyaro go’aansaday inay dalkooda ku sugnaadaan, aaminaan, kana shaqeeyaan horumarkiisa, inkasta oo ay la kulmaan caqabado badan oo ay ka mid tahay shaqo la’aan. Hase ahaatee waxay weli rajo ka qabaan dalkooda.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.