Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool Deegaanada waqooyiga Gobolka Gabileey ayaa Ka hadlay xaalado Abaared oo ka jirta deegaanada gobolkaasi Gabileey ayaa waxa ay sheegen in muddo sagaal bilood deeganada u haawanayaan abaaro ku dhuftay darteed dadkuna ay iskaga Baxeen.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.