Munaasabad lagu difaacanayay buugga Qalin-jabinta oo lagu qabtay Jowhar.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ardayda ka qalinjebinaysa Kuliyadaha Beeraha iyo Caafimaadka ee Jaamacadda Zamzam ayaa si rasmi ah u difaacday buuggooda cilmiyeed, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo qeyb ka ah dhammeystirka heerka koowaad ee waxbarashadooda jaamacadeed.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here