Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsada Iibiya Saliida Macsaradda Suuqyada magaalada jowhar oo wareysi siiyey radio isnaay ayaa ino sheegay in Qiimaha Iibka Saliida Macsarada laga dareenayo Sara kac kaasi oo aay U sababeyen Sarakac ku yimiid Qiimaha Sisinta suuqyada jowhar.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow