Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ololahan ayaa ujeedkiisu yahay kor u qaadista wacyiga Bulshada Baydhabo ee ku aaddan ilaalinta Deegaanka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo xakamaynta iyo joojinta adeegsiga bacaha balaastikada ah taasoo si weyn waxyeello ugu haya deegaanka, gaar ahaan marka si aan habboonayn loogu tuuro wadooyinka Magaalada iyo goobaha dadweynuhu isugu yimaadaan.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow