Jowhar – ( Radio Isnaay )- Dhaqanka soomaaliyeed waa mid soo jireen ah kaasi oo siweyn looga isticmaalo qeybo kamid ah dalkeena soomaaliya waxaana jiro dadyow badani oo soo saara qeybaha kale Duwan ee alaabta loo isticmaalo guraha islamarkaan u iibkeeya goobaha ganacsiga.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.