Ururka haweenka gobolka Hiiraan oo Gabdhaha da’da yar uga digay halista tahriibka.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Gudoomiyaha ururka haweenka Gobolka Hiiraan Farxiyo Cabdirashiid Cabdi oo u warantay warbaahinya ayaa haweenka Baladweyne ugu baaqday ineey ka joogaan tahriibka maadama maalmihii laso dhaafay aay baraha bulshada kusoo bateen gabdho lajirdilayo oo aay heeystaan rag magafayaal ah oo dadka tahriibiya.

Waxaa SooJedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here