Sare UKac ku Yimid Qiimaha Dahabka Suuqyada Jowhar.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Waxaa Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle laga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha dahabka ee suuqyada magaalada Jowhar taas oo soo saameyn ku yeelatay ganacsatada iyo dadka iibsada.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here