Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkadda Sommarine oo ah shirkad ka shaqeysa dhismaha doomaha noocyadooda kala duwan, sida doomaha kalluumaysiga, xamuulka, iyo dalxiiska ayaa soo bandhigtay Doon dalxiis oo shirkada ay ku farsameysay gudaha Magaalada Kismaayo taas oo qeyb ka ah hormarinta dalxiiska Badda.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacasiis Xasan.