Bulshada Jowhar oo looga Digay halista Cudurka kaduudiyaha.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqaatiirta Caafimaadka ee howlgalo Mgalada Jowhar ayaa ka hadlay saameynta bulshada ay kale kulmaan cudurka kaduudiyaha waxa ayne dhaqaatiirta shegeen in Xanuun kaani uu ka mid yahay Xanuunada faafa.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here