Arday baratay Culuumta Computer-ka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Baladweyne

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 30 arday oo bartay culuumta aas aasiga ee kombiyuuterka islmarkaana ka aflaxday Machadka Global.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here