Kulan ku Saabsan dardargelinta dhismaha wadooyinka oo laga daahfuray Jowhar.

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasaaradda Howlaha Guud ee Maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daahfurtay kulan wadatashi ah oo ku saabsan dardargelinta dhismaha wadooyinka iyo horumarinta caasimadda.

Waxa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here