Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xirtay kulanka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka qaldan ee Warbaahinta Bulshada kaas oo socday muddo laba maalmood ah.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.