Deeq Daawo ah oo la gaarsiiyay barakacayaal ku nool Baladweyne.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo ardayda Iskuulka Caafimaadka Ileeys ayaa adeegyo caafimaad oo isugu jira Daaweeyn iyo baaritaano ka sameeyay Kaamka Daanyeera oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here