Aqoon kororsi ku Saabsan Awood-dhisida Boliiska iyo shacabka oo ka dhacay Baraawe.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa u furay Aqoon-kororsi iyo Awood-dhisid ku saabsan Booliiseen Bulsho ayaa ka dhacay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here