Arsenal Oo Tallaabo U Qaaday Saxiixa Xiddiga U Ciyaara Chelsea

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Garabka Chelsea, Noni Madueke, ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray Arsenal ka hor inta uusan u dhaqaaqin xagaagan.

Tani waxaa shaaca ka qaaday khabiirka suuqa kala iibsiga ee kubada cagta, Fabrizio Romano.

Sida laga soo xigtay isaga, Arsenal ayaa haatan u baahan inay heshiis la gaadho kooxda Chelsea.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here