Ruushka oo Aqoonsaday xukuumadda Taliban

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ruushka ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada xukuumadda Taliban ee ka jirta dalka Afgaanistaan, taas oo ka dhalissay in xubanaha mucaaradka ka caroodaan.

Go’aankan ayaa taariikh weyn u ah Taliban kadib markii Rushku ku dhawaad afar sanok ahor ay gudaha u galeen magaalada Kabul oo ay la wareegeen talada dalkaasi.

Wasiirka arrimaha dibadda Amir Khan Muttaqi ayaa sheegay in uu rajaynayo in ay tusaale u noqoto wadamada kale, kuwaas oo ka warwareegaya in ay aqoonsadaan maamul fulinaya nooc ka mid ah shareecada islaamka oo ay weheliso xayiraad adag oo lagu hayo haweenka iyo gabdhaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here