Tartan kubadda cagta oo lagu xusaayay maalmaha Xorriyada dalka oo lagu qabtay Balcad.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Degmada Balcad si rasmi ah loogu qabtay kulan ciyaareed final ah oo lagu xusayo maalinta qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo ah maalinta xorriyadda iyo mideyntii gobollada Soomaaliya.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here