Magaalada Jowhar oo Si weyn looga dabaaldegay Xuska 1-Luuliyo

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Madaxweynaha Dowlad Goboleed Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa goobjoog ka ahaa munaasadda munaasabadda 1-da Luulyo ee lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here