Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciryaaraha Dowladda Hirshabelle Amiin Muqtaar Axmed ayaa Soo Xiray Tababar muddo 2 Cisho ah usocday Dhalinyarada 4ta xaafadood ee Magaalada Jowhar.
Waxaa Soojeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.